Reer Dhulbahante Ah Oo Xoog looga qaaday Dhul ay Ku lahaayen Berbera{Video}

Qoys Kamid ah Beesha Dhulbahante Oo Hanti Dhul iyo Guryo ah Ku lahaa Magaalada Berbere ayaa laga qaaday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sida ay Sheegen Qoyskan waxaa dhulkoodii xoog uga qaaday Beesha Degta Berbera oo Ku doodaysa inay leeyihiin Dhulkaasi iyagoo Ka helaaya Gacan maamulka Degmadaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top