Hargaysa Isku Badashay Calanka Soomaaliya

Kadib markii shalay Magaalada Hargaysa Booliska Maamulka Somaliland ay Ku xidhen Wiil dhalinyaro ah oo ku labisan Dhar Ka tolan Calanka soomaaliya ayaa waxaa si badanaya dadka ku labisanaya dharkaasi ka samaysan calanka soomaaliya.

Boqolaal iyo Boqolaal dhalinyarada Hargaysa ah ayaa si badheedh ah ugu labistay calanka soomaaliya dhar ka tolan.

Hadaba Maamulka Muuse Biixi ayaa ku eedeeyay dawlada soomaaliya in ay khalkhal galinaso waxa uu ugu yeedhay nabada somailand iyadoo adeegsanaysa shaqsiyaad lacag la soo siiyay oo Qeybinaya Dhar calanka soomaaliya ka tolan.

Ugu Danbayn Maamulka Muuse ayaa dawlada soomaaliya u tilmaaay mid duulan casriyaysan kusoo qaaday maamulkiisa oo dhanka dhalinyarada ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top