Wararkii Ugu Dambeeyay Banaanbaxyadii Muqdisho oo sii fiday {Video}

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gil gilay banaan baxyo xoogan oo qaarkood rabshado wateen , waxaana banaan baxan uu ka dhashay dil arxan daro ah oo saakay askari katirsan booliiska u geestay wiil bajaajle ahaa iyo abtigiis oo la socday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top