Sawirka Maanta & Dowlada La’aanta Soo Socota

Farshaxanka Amiin Caamir aayaa Sawir Gacmeed Cajiib ah ku Muujiyey Xaalada Soomaaliya iyo Saddex cadow oo dhibaato ku haya.

1- Kooxda Alshabaab oo dagaal toos ah iyo Qaraxyo ka wada Qaybo kamid dah dalka, Gaar ahaan Caasimada Soomaaliya, Si Looga Cararo Muqdisho, ayaa Sawirka lagu muujiyey.

2- Mucaaridka oo Codsanaya in la badiyo Qaraxyadda, Si ay Dawladda u Fashilanto, Halkii looga Fadhiyey in danta guud iyo difaaca dalka Loo Midoobo.

3- beesha Caalamka ama dalalka Shisheeye oo Marnaba aan Raali ka ahayn intoo badan Inay Dawlad Xoog leh ka hana qaado Soomaaliya, Kuwaasi oo Codsadaya dhankooda in Qaraxa la badiyo si Soomaaliya u Fashilanto. ayaa Sawirka lagu muujiyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top