Gudoomiyaha Som-Forex Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay laascaanood.{Video}

Gudoomiyaha Shirkadda isku safirka Lacagaha Qalaad ee loo yaqaan Somforex  injineer Mohamed jaamac sahal iyo Xubno kamid ah saraakiisha Shirkada ayaa shir ku qabtay magaalada laascaanood,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ujeedka shirka ayaa ahaa ka war Bixinta Shirkadda iyo qaabka ay u shaqayso Horumarka ay u Hor keceen dhalinyarada Bilaa shaqada ah iyo Xalaal ahaanshaha Suuqan Isku Sarifka lacagaha Qalaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top