Madaxweynaha Puntland Oo Luuqad adag Kula Hadlay Somaliland{Video}

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin adag u diray maamulka SNM isaga oo sheegay in marnaba aysan aqbaleynin waxa uu ugu yeeray Daandaansi ka yimaada dhanka SNM

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top