Guddoomiye Yariisow oo amar culus ka soo saaray dhul ku yaalla Muqdisho (Daawo}

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Eng C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in maanta wixii ka danbeeya dhulkii Ciidanka Badda ee Mariino oo dad gaar ah ay dhisteen lagu soo celiyo gacanta Dowladda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top