Gabadh codsi u dirtay Bulshada{Video}

Shukri Maxamuud Yuusuf oo ah gabadh Saddex Ilmood oo mataano ah ku dhashay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa bulshada ku nool gudaha Garowe iyo caalamka intiisa kale codsi u dirtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top