Sheekh Shariif oo Bayaan kasoo Saaray Shirka arrimaha Shidaalka Soomaaliya ee London

Xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed ayaa bayaan cad kasoo saaray shirka maanta ka furmayo magaalada London ee dala Ingiriiska.

Bayaanka kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa ka koobnaa dhowr qodob oo ku saabsan dhibaatada Shidaalka Soomaaliya kaga imaan kara iyo digniinaha ay jeedinayaan.

Xisbiga ayaa walaac ka muujiyay Tilaabadda lagu suuq geynaayo Shidaalka Soomaaliya , xilli ay wali ay qabyo yihiin Sharciyadda loogu tala galay Shidaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top