Maxaabiis laga soo daayay dalka Iiraan oo Muqdisho laga soo dejiyay {Video}

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo mudo sanado ah ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo kuyaala dalka Iiraan 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top