Doodii Xiisaha Badned ee Laga Sameyay Shidaalka Somalia & Arimihii Ka Dhashay{Video}

Kadib shirkii lagu soo bandhigay sahmin lagu sameyay shidaalka degaanada xeebta Somalia ayaa waxa dood kulul ka yeeshay Dr Cabduqaadir Abiikar Xuseen oo ah agaasimaha waaxda farsamada ee wasaarada macdanta iyo kheyraadka Somalia, Prof Axmed Xasan Xaaji Faarax oo bartay cilmiga kheyraadka dhulka iyo Cismaan Xooshey oo ah aqoon yahan ku nool magaalada London.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top