Xildhibaan Nuuridiin Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Faysal Cali Waraabe(DAAWO VEDIO)


Xildhibaanka ka tirsan golaha deegaanka ayaa  sheegay in Faysal Cali Waraabe marba dhinac la safan yahay, islamarkaana aan lagu kalsoonaan karin taageeradiisa, wuxuu sidoo kale sheegay inuu yahay ruux basaasnimo ku shaqeyn jiray xiligii dowladii dhexe, sida uu hadalka u dhigay.

“Dhul aad leedahay cid ma joogto,    Shalay markii isaaq dagaalamay adigu Basaas ayaad ahayd,  hadii aadan aadan ka Waantoobin Hadalka Xanafta badan Hargeisa ayaan kugu dhex garaaci doonaa ” ayuu yidhi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top