Xildhibaan Dalxa Maxuu ka Yidhi Qofka Loo Dhiibayo Bankiga Dhexe Soomaliya(DHAGAYSO)

Xildhibaan Dalxa ayaa si kulul ugu hadlay arim mudooyinka danbe aad loo hadal hayay oo ahaa qof loo dhiibayo Bankiga Dhexe ee Soomaliya

HALKAN KA DHAGAYSO

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa todobaadkaan meel-mariyey wax ka bedel lagu sameeyey xeerka Bankiga Dhexe ee dalka

Sharcigan la hor geeyey xildhibaanada ayaa waxaa ogolaaday 158 xildhibaan, ayada oo 17 ay diideen, waxaana la sheegay inaysan jirin cid ka aamustay.

Xeerkan cusub ayaa ogolaanaya in xilalka maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ay qaban karaan dad aan Soomaali ahayn

Arrintan ayaa imanayesa ayada oo warbahainta Soomaalida ay aad u werineyso in qof aan Soomaali ahayn la doonayo in loo magacaabo guddoomiyaha Bankiga Dhexe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top