Shir Sadex Geesooda oo Ka Dhacay Garoowe (DAAWO)

Matalayaasha Beelwaynta SSC ee Somalia iyo Puntland oo isagu kala jira Siyaasiyiin, Waxgarad,isimada dhaqanka Ssc , madaxwayne ku xigeeno soo maray Puntland, Wasiiro ka tirsan xukumada Soomalia Xildhibanada DFS, XIldhibanada Ssc PLN, Madaxwayne Kuxigeenka Cusub ee Puntland iyo qaybaha kala duwan bulshada , waxaa kulankan isu keenay Dr Ali Isse Abdi.

Wuxuuna kulankan daaranaa xanafta ay keentay doorashadii Puntland in laga gudbo, iyo in meel looga soo wada jeestay midaynta dadka dega sool Sanaag iyo Cayn, siday u heli lahaayeen xuquuqdodi oo ah Gobolada maqan oo ay ugusoo noqon lahayd Gacanta dadkeeda..

Dr Ali isse ayaa kula dar daarmay in bulshada SSC ay si wada jira u midoobaan loona wada shaqayn lahaa meelna looga soo wada jeesan

Goob Joog Mohamed Bidhaanshe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top