UN oo Gabaad Siinaysa Maraykanka iyo Ingriiska Ay Cid U Sheegay In Dalka uu Gumaysi Ku Jiro (DAAWO VIDEO)

Afhayeen u hadlay QM oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in aaney warqad ka helin dowladda Soomaaliya, ayna raadinayaan faah-faahin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top