Madaxweynaha la doortay ee Puntland oo qaabilay wafdigii ka socday DF (Sawirro)

Madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Saciid Deni ayaa la kulmay wafdi ka socda dowlada federaalka oo galabta gaaray magaalada Garowe.

Wafdigan oo isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka soo jeeda Puntland ayaa waxaa horkacayey Wasiirka arrimaha dibeda Danjire Axmed Ciise Cawad.

Wafdiga dowladda federaalka ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub Puntland Siciid Cabdullaahi Deni xilka cusub ee loo doortay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top