Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Amaro Deg Deg Ah Soo Saaray

Madaxweynaha cusub ee dowlad Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Goordhow soo saaray amarkii ugu horeeyay,kaasi oo lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada maamulka Puntland.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada dowlad Goboleedka Puntland iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay.

AKHRISO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top