Madax kala duwan oo ka qeyb gashay Aas loo sameeyay Jeneraal Careys (Video)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu aasay Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka Puntland, Marxuumka ayaana shalay ku geeriyooday magaalada Garawe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top