Laascaanood Kulankii Maanta Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame{Video}

Waxaa maanta ka dhacay magaalada laascaanood kulan balaadhan oo ay isugu yimaaden beelaha qayaad iyo bahrarsame kulankaasi oo beeluhu ku Kala qaadanaayen duugta dadkii ku dhintay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Koonfurta gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top