Gudoomiyaha Barlamaanka & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe ku laabtay(DHAGAYSO)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi cismaan karash iyo gudoomiyha Barlamanaka Puntland ayaa dib shalay ugu soo laabtay Garoowe,iyago wafdigan ay kaga qayb galeen Baydhabo caleemasaarki madaxweynaha konfur galbeed cabdicasiis laftagreen.

HALKAN KA DHAGAYSO

ugu horeyn gudoomiyaha barlamaanka Puntland dhobodareed ayaa kawarbixiyeey sida baydhabo lagu so dhaweyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top