Gabadhii Sacuudiga ee ka soo carartay qoyskeeda oo magan-galyo ka heshay dal kale una dhooftay xalay{Video}

Gabar Sacuudiyaan ah oo kasoo carartay qoyskeeda kuna xanibneyd garoonka diyaaradaha magaalada Bangkok ee dalka Thailand, ayaa xalay u dhooftay dalka Canada kadib markii magan-galyo la siiyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Rahaf Mohammed al-Qunun oo 18 jir ah ayaa isku dayeysay inay iska dhiibto dalka Australia markii lagu celiyey garoonka Bangkok oo loo sheegay inay ku laabato dalka Kuwait oo ay qoyskeeda ku sugayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top