Dabka Kacay Koronto oo Shuf Ka Dhigay Dukaamadii Isgoyska ZOOBE (DAAWO VIDEO WIDHWIDH ONLINE)

Waxaa hada dab xoogan qabsaday dukaamadii u dhexeeyay isgoyska Soobe iyo Hotelka Ramada ee Caasimada Muqdisho.

Dabkan ayaa waxaa ku shuf beelay hanti dukaamo ah oo aan la aqoon waxa uu ka kacay dabkan, wararka ayaa sheegay in dabkan uu ka kacay koronto aan la aqoon dukaanka uu markii horeba uu ka kacay.

LA SOCO WIDHWIDH OLINE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top