Banaan Baxyaal Careysan Oo Weraray Gurigii u Deganaa Madaxweyne Ku Xigenkii Jubaland Ee G/Gedo{Video}

Banaan bax looga soo horjeeday madaxweyne ku xigeenka kobaad ee maamulka Jubaland Maxamud Sayid Aadan ayaa maanta ka dhacay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo waxana dibad baxa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo xubna kamid ah maamulka degmada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dibad baxayaasha oo ku dhawaaqayay arayo ka dhan madaxda sare ee Jubaland ayaa gudaha u galay xarunta mamaulka gobalka Gedo uu deganaa madaxweyne ku xigeenka kobaad ee Jubaland Maxamud Sayid Aadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top