Wasiir Oomaar Oo Xog Badan Soo Bandhigay,Xarigiisa Maanta Waxa ka jiro & Wareysi Kulul Uu Bixiyey{Dhagayso}

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa waxa uu beeniyey warar sheegayey in Xabsiga la dhigay Maanta oo sabti aheyd.

HALKAN KA DHAGAYSO

Wareysi uu bixiyey duhurnimadii ayuu ku beeniyey wararkaasna ay yihiin bey aheyd sida uu warka udhigay,xafiiskiisana uu kusugnaa loona tegi karo warbaahinta xaqiiqda rabta.

Qaar ka mid ah Idaacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa maanta baahiyey warkaas ah in saaka la xiray Wasiirka oo CID la geeyey.

Waxaa la sheegay in Wasiirka uusan cadeyn Eeda dhawaan laga gudbiyey Ee Cabashada Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top