Tarsan Oo Ku Dhaartay Arin Ka Farxisay Somalida{Dhagayso}

Safiirka somalia ee Kenya Maxamud Axmed Nuur Tarsan oo khudbad u jeediyay boqolaal shacab ah oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dhaweynayay taaso lagu qabtay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka hadlay arima dhowr ah

HALKAN KA DHAGAYSO

Tarsan ayaa sheegay inuu dhisayo dhismaha gurigii hore ee safaaradii Somalia oo burbursan isla markaana loo baahan yahay iney dadka reer islii ay ka qeyb qaatan madaama hada safaaradu ku shaqeyso guri kiro ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top