Doodii Jimcaha oo Lagu Soo Qaaday Doorashada Maamul Goboleedyada Puntland Iyo Jubbland (DAAWO VIDEO)

Iyadoo in dhawaanaba si gaar ah loo hadal hayey doorashadii lasiiogaa ee madaxweyne Lafta Gareen isla markaana tusaale u aheyd doorashooyinka lafilayo iney ka qabsoomaan maamulada dalka qaarkod ayaa doodii jimcaha ee laantaafka Somalia-ga ee BBC-da waxa loogu falan qeyay caqabadaha uu wajihi karomaamulka cusub ee Madaxweyne Lafta Gareen, culeska ay wajihi donaan Puntland, Jubalandiyo waxyaabaha ka imaan karo.


HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top