Video: Shirkii Kampala oo maanta furmaya, Qorshaha Madaxweyne Farmaajo & Qaabkii Uganda loogu soo dhaweeyay

Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 2-bisha March 2018, waxaa ka furmaya shir fursad u siinaya in laga xaajooda Xaaladda haatan ka taagan Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top