RW Kheyre Oo Caawa U Ambabaxay Dalka Mareykanka

Raysul wasaaraha xukuumada Fedraalka ee soomaaliya Xasan cali kheyre ayaa fiidnimadii caawa ka duulay gigaga diyaaradaha Aden Adde.
Raysul wasaaraha ayaa Ku sii jeeda dalka mareykanka oo uu uga qeyb galayo shir mareykanka ugu qabsoomayo dalalka soo koraya,kaasi oo ka dhici doono Magaalada Washington DC.
Kheyre waxaa safarkiisa Ku wehlinayey xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada arimaha dibadda,waxana lagu waxaa inuu kulankaasi khudbad ka jeediyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top