RW Kheyre oo amar buuxda Siiyay Taliyeyaasha Ciidamada Booliska & NISA Ka dib Qaraxyadii Mataanaha{VIDEO}

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay Ciidamada Xasilinta Caasimadda oo todobaadyadii u dambeeyay warkooda la waayay ayaa ku amray xoojinta ammaanka Caasimadda, waxaana uu uga digay in ciidamada dhexdooda isku dhacaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top