Qurba joogta Sool iyo Sanaag oo Taageero gaadhsiiyey Xoogaga Dibu xoreynta SSC iyo Daraawiishta Puntland ee ku sugan God qaboobe{Saiwro]

Qurba joogta Sool iyo Sanaag khaasatan Golaha Taageerayaasha Dibu Xoreynta Sool iyo Sanaag oo ay midoobeen Reer Sool iyo Reer Sanaag Kuwooda Taageersan dibu-xoreynta SSC ayaa Deeq isugu jirta Timir,Kimis,Biyo iyo Joodariyaal iyo Khadiifado iyo Bustayaal gaadhsiiyey Taliska& Saadka Ciidamada ku sugan Godqaboobe.
Waxayna Mahad naq u jeediyeen Ciidamada Gurmadka ku yimi ee Ka yimi Gobolada Puntland iyo Saraakiishooda ,Sidoo kale Beelaha ay ka soo jeedaan Ciidamadan.
Kumayaal ka Tirsan Ciidamada Beelaha Puntland oo Ciidan Beeleedyo ah iyo Xoogaga Puntland ayaa ku sugan Nawaaxiga Godqaboobe iyo Nawaaxiga Falaydhyaale iyo Boocame kuwaasoo doonaya inay ka hortagaan Hogaanka Falaagada Gooni goosadka SNM.
deeqdii Qurba joogta Reer Sool iyo Sanaag gaadhsiiyeen Taliska Daraawiishta Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top