Nin Kufsaday Gabadh uu Hooyadeed Qabo Kana Yimid Gaalkacyo & Sida Ay Wax u Dhaceen (DAAWO VIDEO)

Nin lagu magacaabo Siciid Maxamed Faarax (Dugle) ayaa magaalada Burco ku xidhan kadib, Kadib markii ay Halkaasi ku geeriyootay Gabadh yar oo 9-sano jir ah oo la Kufsaday, Iyadoona la sheegay in geerida ku timid ay sababtay Kufsi loo gaystay, Waxaana Arintaasi lagu eedeeyay Ninkii Hooyadeed Qabay.

HALKNA KA DAAWO VIDEO

Farxiya Maxamed Salaad oo ah Hooyada dhashay Gabadha yar ee la Kufsaday, ayaa codsatay in Sharciga la waafajiyo cida ka dambaysay Falkaasi, waxaana Gabadha ay horey ugu dhashay lagu magacaabo C.risaaq C.laahi Salaad Nuur oo ay kala tageen.
Maamulka Gobolka togdheer ayaa sheegay inuu Xidhan yahay Ninka loo haysto Arintan,kadib markii laga shakiyey, Waxayna sheegeen inuu kufsigu ka dhacay Gaalkacyo, Gabadhana Ninka Hooyadeed Qabay ee kufsadya uu Dhakhtar u keenay Burco, Inkastoo aan si Rasmiya loo hubin Cida Kufsatay Gabadha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top