Muqaal:Aaskii Marxuun Garaad Cali Buraale.

Waxaa Maanta Magaalada laascaanood xarunta Gobolka sool ka dhacay Aas Qaran oo Loo Sameeyay Marxuun garaad cali Buraale Oo kamid Ahaa Isimada dhaqanka SSC.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Aaska garaadka waxaa ka soo Qeyb galay Dhamaan Waxgaradka Soomaalida isimada Deegaanka Cuqaasha iyo Dhamaan Bulshada qeybeheeda kala duwan.
Waxaa Halkaasi ka Hadlay isimada Deegaanka oo u duceeyay garaadka ugana tacsiyadeeyay dhamaan Bulshada SSC Geerida naxdinta leh ee ku timid garaadka.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top