Madaxweynaha Farmaajo Nin Fiican laakiin faraanti Jinni ah ayaa ugu jira (WAREYSI XASAASI AH)

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay nin wanaagsan laakiin sida uu yiri uu ugu jiro faraati Jinni ah.
Isagoo wareysi siiyay Telefishanka Goobjoog ayuu Sanbaloolshe ka hadlay arrimo badan oo ku wareegsan madaxweynaha Soomaaliya iyo waxqabadkiisii intii uu xilka NISA, wuxuuna eeda dusha ka saaray xubno uu ka talo qaato madaxweyne Farmaajo oo sida muuqata uu ula jeedo agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yaasiin Xaaji.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top