Kuma Madaxweynaha cusub Ee Maxkamada Heeg + Taariikhda & Xog lama filaan ah oo ku saabsan (DAAWO VIDEO)

Garsoore Abdulqawi Ahmed Yusuf ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maxkamada dambiyada dagaalka ee The Heeg halkaas oo uu mudo ka ahaa madaxweyne ku xigeen.
Garsooraha oo kasoo jeeda Somalia ayaa doorashadiisa waxaa ay taariikh wanaagsan u tahay dadka Soomaaliyeed.
Hadaba Maxaad ka taqaanaa Taariikhda iyo Aqoonta Garsoore Abdulqawi Ahmed Yusuf.

HOOS KA DAAWO WAREYSI FULL AH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top