Daawo Beesha Guled Garaad Tacsi Kadiray Geeridii Kutimi AHU Garaad Cali Buraale Xasan

Waxgaradka Beesha Guleed Garaad Ayaa Tacsi Udiray Umada Soomaliyeed Geeridii Kutimi Alle Ha Unaxariistee Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geer Yooday Magaalada Laascaanood
Waxgaradkan Ayaa Waxay Sigaara Ugu Duceeyeen Marxuumka Iyo Weliba Qoyskooda Oo Ay Alle Uwey Diiyeen In Alle Badal Khayrleh Uu Siiyo Garaadkana Janada Uu Geeye.
Jiif Caaqil C/laahi Maxamed Dheeg Iyo Garaad Maxamed Garaad Abshir Saalax Ayaa Si Mug Leh Ugu Duceeyay Yagoona Ilahay U Weydiiyay Danbi Dhaaf Beesha Badal Khayr Qaba Uweydiiyay In Alle Uu Siiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top