ANAD KADIB MD Farmaajo & Siyaasada Gudaha: Awooda maamulada, Mucaaradka & Khilaafkii Carabta{VIDEO}

Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo 8-dii February sanadkii hore, waxaa uu dalka galay marxalad cusub oo dhanka siyaasadda ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arimaha ugu waa weyn ee laga xusi karo waxaa kamid ah Khilaafkii Carabta iyo Go;aankii muranka dhaliyay ee DFS ka qaadatay, midowgii Maamul goboleedyada iyo qal qalkii dowlada soo wajahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top