Xildhibaan Fiqi oo Daaqada Ka Arkay Daacadnimada Farmaajo & Mucaaradii uu Farmaajo oo Gabogabeeyay (DAAWO VIDEO)

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa safar dheer ku maraya deegaanada Galmudug State, isagoo haatan ku sugan magaalada Cadaado.
Madaxweynaha ayaa safar kale oo dhanka dhulka ah ku tagi doona magaalooyinka Caabud-Waaq, Dhuuso-mareeb iyo Guriceel kahor inta uusan dib ugu laaban magaalada Muqdisho.
Laakiin Arinta Xiisaha leh ayaa ah in mucaaradkii madaxweyne Farmaajo iyo dowladisa ay kamid yihiin shaqsiyaadka sida weyn madaxweynaha ugu soo dhaweynaya deegaanada Galmudug State.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top