Wasiiro iyo Xildhibaano Fadaraalka ah oo gaadhay G/sanaag{Sawiro}

Gobolka Sanaag waxaa maanta booqasho ku tagay wafdi Balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Hassan, Waxaana Wasiirku booqanaya magaaloyinka Badhan, Dhahar iyo dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo.
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Hassan oo Warbaahinta kula hadlayey Ceeldaahir wuxuu yiri “ujeedka aan Muqdisho uga imid, waa inaan ogaano baahiyaha jira si aan wax uga qabano”
Wuxu noqonaya Masuulkii ugu horeeyay ee heer Federaal ah oo booqanaya Gobolka, Wasiir Jamaal ayaa maalmahan booqasho ku joogay Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top