Maxkamada Gobolka Cayn Oo Maanta Xukun Ku Riday Lix Qof

Magaalada Buuuhoodle maxkamadda derejadda koowaad ee gobolka Cayn ayaa oo todobaadkan u fadhidey dacwad kiis kufsi ah oo ay geysteen 6 nin ayaa xukuntay.
Dacwada oo mudo maalmo ah socotay waxaa ka soo baxay maanta xukunkan hoos Ku qoran.
1. In 6 da nin ee kufsiga geystey midkiiba bixiyo 9 geel ah oo wadartoodu tahay 54 halaad.
2. In mid walba lagu dhufto 100 jeedal meel fagaare ahna lagu fuliyo karbaashkaas.
3. In mid kiiba dhamaysto hal sano oo xabsi ah oo aan la iibsan karin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top