Madaxweyne Waare Iyo Gudiga Doorashyinka Somalia Oo Isla Qaatay Go’aan Caqabad ku Noqonaya Masuuliyiin Caan ah…{VIDEO}

Gudiga madaxa banaan ee doorashoyinka Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigenkiisa oo ay kala hadlen arimaha doorashada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubnaha gudiga madaxa banaan ee doorashoyinka ayaa sidoo kale waxa ay kulan la qaaten labada aqal ee Maamulka hirshabeelle waxana ugu horeyn madasha ka hadlay Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan Xaliima yarey oo shegtay in loo baahan yahay sidii loo gaari lahaa doorasha qof iyo cod ah.
Madaxweynaha Dowlada Gobaledka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shegay in muhiim ay tahay doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda soomaaliya isla markaana madaxda Hirshabeelle ay ka go’an tahay arintaasi.
“Waxa ku faraxsanahay inaad waqti fiican bilowden arimaha doorashada waana idinku dhiira galina hadii aan nahay Madaxda iyo siyaasiyiinta Hirshabeelle waa so dhawey neynaa qorshaha aad wadaan adinkoo ah xubnihii gudiga doorashada” ayuu yiri Madaxweynaha Hirshabeelle.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top