Madaxwaynaha Dalka Eritrea Oo Beeniyay Ciidamada Masar & Itoobiya + Sudan oo Ka Shiray Arinkaas (DAAWO VIDEO)

Madaxwaynaha Dalka Eritrea Oo Beeniyay In Ay Dalkiisa Ku Sugan Yihiin Ciidamo La Sheegay In Ay Masar Keentay Oo Itoobiya Baqdin Galiyay, balse dhinaca kale waxaa isa soo taraya in Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya ayaa Kulan La Yeeshay Madaxwaynaha Suudaan, Waxayna Kaga Tashadeen Saldhigyada Emaraatka Iyo Masar ee Eratria Iyo Meelo Kale oo lagu sheegay Soomaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top